Shacabka Tuulada Hadaafow Oo Biyo La,aan ka Cabanaya

0
23

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka ku Dhaqan Tuulada Hadaafow ee Galbeedka Magalada Kismaaya Ayaa Ka cabanaya Biyo La.aan Bahsan Oo Waayahaan dambe soo foodsaartey ka dib Markii Warihii ay Biyaha Ka Cabi jireen ay gursadeen, Maadama dadka tuulada ay Badanyihin Dad Barakacayaal oo Ka Soo Barakacey Degaanada kale kuwaas oo la soo Kulmeen Daruufo Dhanka Noolasha ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here