Shacabka Soomaaliyeed Oo Laga Codsaday Ka qayb qaadashada dib u dhiska Masjid ku yaalo Hargeysa.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddiga gacanta ku haayo dhismaha masjidka Sh. Yuusuf Sh. Madar ee xaafada Boqoljire Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay waxyaabaha looga baahan yahay bulshada ku nool magaalada Hargeysa taasi oo ku aadan sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen dayactirka masjidkaasi.

Masjidka ayaa hadda ah mid qeybo badan ka burbursan baahiyo weyna uu u qabo iyo dayactir lagu sameeyay taasina looga baahan yahay in bulshada iyo maamulka qeyb weyn ay ka qataan dhismihiisa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here