Shacabka Muqdisho Oo soo dhaweeyey Ololaha Dib u naleynta Caasimadda

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Daah-furka Naleynta Caasimadda ka bilawday Wadada dheer ee Makka Al-Mukaramma, iyo Wadooyinka KM4 ilaa Garoonka Aadan Cade oo loogu magac darey markale ifi Caasimada, kaasi oo ku bixi doonta lacag dhan 2,500,000$ oo uu u qorsheeyay Maamulka Gobolka Banaadir, si Magaalada loogu saaro mugdiga isagoo gaari doona Mashruucan dhamaan wadooyinka magaalada Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here