Shacabka Muqdisho Oo Ka Cabanaya gawaarida xamuulka qaada maalintii shaqeeya.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magalada muqdisho ee caasimada dalka waxaa inta badan dhax mara gawaarida waaweyn ee xamuulka kuwaasi oo isuga kala goosha wadooyinka magalada geystana qasaaro saameyn u geytsa shacabka oo ay qeyb ka aheyd midi uga danbeysey ee shaley ka dhacdey magalada sababateyna dhimasho iyo dhaawaca.

Qaar ka mid ah shacabka caasimada ayaa waxey si kala duwan uga hadleen saameynta ay buslahada dhaxdeeda ku hayaan gawaarida xamuulka ah ayigoona codsadey in waqtiayada haweenka ah ay shaqeyaan gawaarida waaweyn.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here