Shacabka Moqokori Oo Soo dhaweeyey Olole Waxbarasho laga bilaabay Deegaanka.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dagmada Moqokori ayaa waxaa laga hirgaliyay Ololaha Waxbarasho ee “Bar ama Baro’ oo Dawladda Soomaaliya ay si bilaash ah uga hirgelisay madaama shacabka ku nool degmada Moqokori shan iyo tobonkii sano ee la soo dhaafay aysan heli Waxbarasho.

Dadkii ka soo qeyb galay kalanka ayaa aad uga mahadceliyay dowladda FS iyo Wasaaradda Waxbarashada madaama carruurtooda ay u baahnayeen in ay helaan Waxbarasha ku filan iyadoona waalidiinta loogu baaqay in ay ka faa’idaystaan ololahaan Waxbarasho

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here