Shacabka Magaalada Xudur oo si isxilqaan ah u dayactiraya Garoonka Diyaaradaha Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ololahaan sida isxilqaanka ahyed lagu dayactirayo Garoonka Diyaaradaha Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool ayaa ah kuwa si wada jir ah isu kaashanayeen maamulka degmada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan, kadib markii cabasho ka soo yeertay shirkadaha diyaaradaha ee xudur taga .

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here