Bulshada Magaalada xuddur oo soo dhoweeyay Laamiga xuddur laga Dhisayo.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah bulshada magaalada xuddur ayaa bogaadiyey laamiga xuddur laga sameynayo iyo talaabada maamulka uu qaaday.

Maamulka Xudur ayaa sheegey in Khasnada Dowlada laga soo sarey 20K taasi oo loogu talagaley in lagu kabo Canshuurta dadka laga qaadaayo si loo Hirgaliyo Dhismaha wado laami ah oo laga dhisayo bartamaha magaalada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here