Shacabka Magaalada Muqdisho Oo laga Wacyigeliyey dhibaatada Isticmaalka Bacaha

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafey ayaa wadey Olole Bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho loogu wacyi gelinaayey Joojinta Isticmaalka bacaha oo dhibaata ku ah Deegaanka iyadoona dadka loo qeybinaayey waxyaaba ay bacda kaga maarmaan

Qaar kamid ah Madaxda ka socotey Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimilada islamarkana wadey Ololaha ayaa ka waramay ujeedka ololaahan Sidoo kalena waxay Shacabka ku booriyeen joojinta isticmaalka bacaha si loo ilaaliyo badqabka deegaanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here