Shacabka Magaalada Jowhar Oo soo dhaweeyay dhismaha Golaha Deegaanka Degmadaasi

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili dhawaan la qabtey Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Jowhar markii ugu horeysey Burburkii kadib kaas oo mudo Bulshada dhowrayaan in ay arkaan Maamu ayagu soo doorteen.

Qaar ka mid ah Shacabka Degmada Jowhar Ayaa waxay soo dhaweeyeen dhismaha Golaha Deegaanka iyagoo Xilibaanada Cusub ee la doortey ugu Hambalyeey in ay noqdaan kuwa adeega Bulshada ugu baaqey Golaha in ayaguna soo doortaan Maamul Jowhar xaaladeeda wax ka bedeli kara.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here