Shacabka Magaalada Garoowe oo soo dhaweeyay Wadooyin laga hirgaliyay Magaalada.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magalada garoowe ee caasimada dowlada goboledka puntalnd ayaa waxaa shantii sano ee la soo dhaafey ka socodey mashaarici hormarineed oo ay ka mid yihin wadooyinka kuwaasi oo si asriyeysan loo dhisey.

Dhismaha wadada laamiga ah ee ku yaala xaafada xalgan ee magalada garoowe ayaa qeyb ka ah qorshaha naqshadeynta magalooyinka puntaland waxaana si weyn u soo dhaweeyey qaar ka mid ah shacabka magalada ayigoon ku bogaadiey in maamulkooda wado sidii loo hormarin lahaa magalooyinka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here