Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Soo Dhaweeyay in Dib Loo Furey Duulimaadyada Dalka Gudihiisa.

0
376

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Bishii sedaxaad ee sanadkaan aan ku guda jirno waxaa gebi ahaanba la joojiyey duulimaadyada dalka gudihiisa iyo dibadiisa ka dib markii uu cudurka covid 19 ku faafay guud ahaanba gudaha dalka soomaliya si loo xakameeyo cudurka ay dowlada go,aansatey in la joojiyo isu socodka dadweynaha ,Afar bil ka dib dowlada soomaaliya ayaa go,ansatey in  dib loo furo duulimaadyada dalka gudihiisa taasi oo manta si rasmi ah u dhaqan gashey.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here