Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Ka Hadlay Nadaafad darada Ka jirta Buundooyinka Magaalada.

0
376

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Marka aad dhaxmareyso Bartamaha Magaalada Baydhabo gaar ahaan Goobaha Halbowlaha u ah Magaalada Sida Buundooyinka Waxaa Indhahaaga qabanayaan Wasaq Qashin Fara badan Dadka Kus oo Shubaan, Waxaana Halkasi Ka Baxday Bilicda Magaalada Lahayd,Waxaana Dadka Degan Xaafadaha Dhaxmarta Buundooyinka Magaalada Halis uga Jiraan Cudurada ka dhasha Wasaqda.

Buundada isha baydhabo aya waxa ay dadka u tagi jireen dalxis ay Hadase waxa ay Noqatey Goob Maristeeda La dhibsado Maadaama Qashin Fara badan La soo dhigay.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here