Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Ka Aragti Dhiibtay Dib U Furida Goobaha Waxbarashada iyo Sida Loo Raaci Karo Talooyinka Hey,adaha Caafimadka

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ku dhawaad mudo shan bilood ah oo ay xirnayeen iskuulada waxbarashada dalka ayaa dib loo furey taasi oo horey loo xirey sababo la xiriira ka hortaga faafitaanka cudurka covid 19.

Wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowlada fadaraalka soomaaliya ayaa sheegtey in iskuulada ay ka caawin doonto qalabka loo is ticmalaayo cudurka covid 19 iyadoo weli la racaayo talooyinka ay bixiyeen hay`adaha iyo wasaarada caafimaadka taasi oo ah in la kala fogaado afxirka iyo daawooyinka gacmaha listicmaalo.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here