Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Dalbadeen in dib Losoo Cusbooneesiiyo Lacagta Shilinka Somalia.

0
1312
A dealer arranges Somalia Shillings at an open-air forex bureau along the streets near the main Bakara market in Somalia's capital Mogadishu, March 23, 2012. One dollar USD is equivalent to 22,000 Somali Shillings. REUTERS/Ismail Taxta (SOMALIA - Tags: SOCIETY BUSINESS) - RTR2ZRG8

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Lacagta Shilinka Soomalia Hada Dadka Soomaaliyeed Isticmaalaan ayaa ah Mid Mudo dheer Lasoo isticmaalayay Waxaana Ka muuqata Duug xoogan Iyo Lacagtii sii dhamaneysa ayadoo waqtigaasi ilaa Hada aysan jirin Wax Cusboonoosiin ah Helin Marka Laga soo tago Dowladii Abdullahi Yuusuf Axmed Mar Xogaa Lacago Cusub Dalka la Keenay.

Warkan waxaa inoo haysa  Rahma Salad 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here