Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Aragtidooda ka dhiibtay Sida ay u arkaan Barakicinta qasabka ah.

0
336

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deegaanada KGS ayaa Waxaa Ku nool Kumunaan Barakacayaal ah iyo Qaar ka mid ah Qaxootiga dalka dib loogu soo celiyay Kuwaasi oo dhibaatooyin Fara badan ka soo barakiciyay kuna Kaliftay in ay deegaanadooda ka soo barakacaan ayagoo Magaaloyoinka ka soo raadsaday Nolol tii hore u dhaanta inay helaan.

Magaalada Baydhabo Waxay ka mid tahay Magaalooyinka ugu badan ay barakacayal ku nool yihiin, Hadana Barakacayaasha ayaa waxay la kulmaan mararka qaar barakicin qasab ah oo lagula kaco iyagoo aysan garaneynin halka ay deegaan ka dhigtaan Maadama aysan awoodin in meel kale si fudud oo bilaash ah ay ku helaan ay ku adagtahay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here