Shacabka Magaalada Baladweyne Oo loogu baaqey in ay ka qeyb qaataan Biyo xireenka Webiga Shabeele.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Beerta Muudaalle oo ah Goob Fadhi u ah Biyaha oo ku taala Magaalada Baledweyne ayaa ka soo Goosteen Biyihii Halkaas ku jiray, Biyahaas oo saameyn geysan kara hadii sii dhaafan Meesha hada ay joogaan.

Goobtan ayaa hore loogu sameeyay Gudi si ay uga Warqabaan Waqtiyada Biyaha Soo goosta Taas oo Hada Maanta Taagan, waxaana Gudiga Gacanta ku haayay Beerta Muudaalle Dadka Reer Baledweyne ugu Baaqeen in Biyaha iska Xiraan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here