Shacabka ku Nool Deegaanka Buurgaabo Oo Ka Cabanaya Biyo La,aan.

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dadka ku dhaqan deegaan Xeebeedka Buurgaabo ayaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam ka codsaday in uu wax ka qabto biyo la’aanta baahsan ee deeganka kajirto

dadkaan ayaa sheegey in ku dhawaad 30 sano aanan helin waxbiyo ah taasi darteed ay baaq u dirayaan Maamulka Jubbaland iyo Ganacsatada deegaanka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here