Shacabka Kismaayo Oo soo dhaweeyey Hirgalinta Calaamadaha haga Gawaarida.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gadiidleyda Degmada Kismaayo ayaa soo dhoweeyey hirgalinta astaamaha hagaya noocyada kala duwan ee gaadiidka si looga baaqsado shilalka dhaca mararka qaar taasi oo ay hirgalisey Dowlada Hoose ee Kismaayo

Taliska Taraafikada Kismaayo ayaa sheegey in hirgalinta arintaas ay ka danbeysey ka dib markii ay arkeen in loo baahanyahay sidii loo yareyn lahaa shilalka ka dhaca wadooyinka ka dib dhismihii iyo balaarintii lagu sameeyey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here