Shacabka KG Oo Loogu Baaqey bixinta Canshuuraadka

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Xiriirka Gobolada Ee Wasaarada Arimaha Gudaha KG Liibaan Shekh Shuceyb ayaa waxa uu Bulshada u soo jeediyey in ay bixiyaan Caanshuuraadka si Dowladu u noqota mid Bulshadeeda siisa Adeegyada ay u baahan yihiin, Agaasime Liibaan ayaa Bulshada u iftiimiyey Muhiimada ay leedahay in Caanshuurta la bixiyo si loogu maarmo kaalmaadka inta badan ay dalalka Caalamka Soomaaliya siiyaan mudo dheer.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here