Shacabka iyo Maamulka Xaafada Daaru-Salaam Ee Magaalada Baydhabo Oo ka Shaqeynaya Nadaafada Xaafadaasi.

0
270

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Nadaafada waa imaanka barkiisa dad walba oo meel wada daga ama meel ku wada nool waxaa ka dhexeysa nadaafad guud oo ah mida deegaanka laga qabto.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jira uruuro badan oo isku soo abaabulay inay ka shaqeeyaan danta guud ee deegaanka, si loo soo celiyo bilicda deegaanka, iyagoo aan wax lacag ah qaadan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here