Shacabka Diinsoor Oo iska dhax doortay Gudi la shaqeeya Hay’adda Cunta Aduunka.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Gudomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor Ahna Duqa Magaalada Mudane DC Cusmaan Macalin Cabdi iyo qaar Kamid ah Maamulka Degmada iyo Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Degmada Dinsor ayaa ka qeyb Galey doorashada Gudi la shaqen doono Hay,adda Cuntada Aduunka WFP kadib Markii kala direy gudigii hore ee la shaqeyn jireen WFP Somalia cabooshin Badan oo Laga keeney.

Waxaa shacab weynaha ku dhaqan Xaafada Hilaac si madax banaan ah u Soo doorten gudi ka kooban 5 qof oo ay matali Doonan xaafadasi, waa markii ugu Horeysey ay si madax banaan ah u soo Doortaan bulshada xaafada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yuusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here