Shacabka Degmada Waajid Oo soo dhaweeyey hirgelinta Nalalka ku shaqeeya Qoraxda

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudo ka badan Sodon sano waa markii ugu horeysey Degmada Waajid laga hirgeliyo Nalalka ku shaqeeya Qoraxda, si Magaalada ay Iftiin u noqoto maadama mugdiga uu caqabad ku ahaa Ganacsiga isku socodka dadka iyo Nolosha Xiliyada Habeenkii, taas oo hada u muuqata mid fursad siineysa Bulshada in ay Horumariyaan Ganacsiga Habeenkii.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here