Shacabka Degmada Waajid Oo Bogaadiyey dadaalada lagu Horumarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Gooobo dhul weyn oo banana ah oo uu uga talagalay in laga dhiso Jaamacad iyo iskuul ayaa waxaa Bulshada Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ku sameeyeen qashin gur iyo xaaqis.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here