Shacabka Degmada Waajid ee gobolka Bakool Oo ka hadlay saameynta xaaladda biya yarida ka jirta ee degmadaasi.

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ka jirta abaar saameysay dadka iyo duunyada, iyadoo xilliyada jiilaalka aan la gaarin dadka xoolo dhaqatada ah ee ka imaanayay meelo fog  si ay biyo u helaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here