Shacabka Degmada Luuq Oo soo dhaweeyey Heshiiska laga gaarey Dagaaladii ka dhacay Degmadaasi.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mudooyinkii ugu dambeysey waxaa Degmada Luuq ka socdey dadaalo lagu soo afjarayo dagaal beeleedyo ka dhacay degmadaas iyo deeganada kale hoosyimaada, kuwaas oo u dhaxeeyey qaar kamid Beelaha halkaasi wada dega, waxaana dagaaladaas ka dhasheen qasaaro isugu jira, Naf, Maal iyo Barakac Xoogan, isagoona saameyn ku yeeshey Ganacsiga Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here