Shacabka Degmada Jalalaqsi Oo dalbadey in loo dhiso Garoonka diyaaradaha Degmada

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Jalalaqsi ayaa Shacabka ku nool waxay dhibaata badan ku qabaan Burburka ka jira Ceelboorka Degmada wuxuuna adkeeyey in si fudud ku gaaraan Adeegyada Bulshada u baahan tahay oo ugu horeyso dadka xaaladaha Caafimaad daro ay soo wajahda

Qaar kamid ah Bulshada Degmada Jalalaqsi oo ka qeyb galay kulan su,aalo ku weydiinayeen Madaxweynaha Hirshabeele ayaa ka dalbaday in loo dhiso Garoonka Diyaaraha Degmada oo dartiis adeegyada ugu xaniban yihiin oo ay kamid yihiin Caafimadka, Waxbarashada iyo kuwa kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here