Shacabka deegaanka Ximan saxansaxo Oo codsaday in Iskuulo Loo dhiso

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Boqolaal Caruur oo ku nool Deegaanada Ximan saxansaxo iyo heer ku gama ee hoostaga Degmada Gaalkacayo ayaa heysan waxbarashada maadiga, waxaana si isku tashi ah ku dhisteen goob waxbarasho oo ardeyda lagu baro qu,aanka kariimka, waxaana deegaanadaasi ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah.

Maamulka iyo Shacabka ku nool deegaanka Ximan saxansaxo ayaa codsaday in laga Caawiyo Furidda iskuul wax lagu baro caruurta deegaanka, waxeyna baaq u dirsadeen wasaarada waxbarashda soomaaliya iyo tan galmudug.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here