Shacabka Deegaanka Tuula-caano Oo codsaday Hirgelinta Adeegyada Bulshada.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bulshada Deegaanka Tuula Caano ee oo hoostagta Degmada Cadaado ee gobolkaGalguduud ayaa ka warbixiyay baahiyaha ka jira deegaanka iyagoo sheegay ina codsanayaan in adeegyada aasaasiga ah deegaanka laga Hirgeliyo.

Masuuliyiintan deegaankan ayaa soo dhoweeyay xubno katirsan Maamulka Degmada Cadaado oo booqday waxeyna sheegeen in ay maamulka Cadaado ka codsadeen inay u sameeyaan adeegyada muhiimka ah ee ay u baahanyihiin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here