Shacabka Deegaanka carro-guduudan Oo dalbadey in laga taageero Horumarinta Beeraha.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degaanka caro gaduud ee hoos yimaad degmada arabsiyo ayaa ka shirta baahiyo kala duwan sida caafimaadka waxbarshada gacasiga wax soo saarka beerahay arguurka dhibaatada uu ku haaya cayayaanka iyo in beerahoodi ay noqdeen kuwa isku bedeley kuwa aan soo sareynini dalaqyadii looga barnaa.

Bulshada degankaasi ayaa waxey sidoo kale shegeen in ay baahi weyn u qabaan in dacaytir looga dhameeyo dhamamka iyo balayada degaankaasi oo biyo la.aan xoogle ay ka jirto taasi oo saameyn kala duwan ay ku yelatey wwax soo sarka beeraha iyo bulshadaba.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here