Shacabka Deegaanka Cali Ganeey Gobalka Hiiraan Oo Dalbaday In Loo dhiso Xarun Waxbarasho.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxbarashadu waa furaha horumarka bulshada, Waddan kasta oo dunida horumaray dadka deegaankiisa waxay guul ku gaareen Waxbarashada.

Degmada Cali Ganeey ee Magaalada Baledweyne, ayaa waxaa geed hoostii wax ku barta 30 caruur ah, ka dib markii ay awoodi waayeen inay dhistaan ​​Iskuul.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here