Shacabka Deegaanka Buula-Xarbooy Oo dalbaday in Ceelbiyood loo dhiso

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Abaaraha soo lalaabtey iyo roobabka xoogan ee dadka sameeyey ayaa saameyn ku yaashey dadka beeraleyda ah ee ku nool tuulada buula horbow ee hoosta degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan waxaana dadka ku nool tuuladaasi ay hada wajahayaan daruufo kala duwan oo dhanka nolasha ah.

Gudoomiyaha tuulada Ahmed Ciise Xasan ayaa ka warbixiyey baahiyaha ka jira tuulada

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here