Shacabka Deegaanka Bacaadweyne Oo codsaday Hirgelinta Adeegyada Bulshada.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Mudug ayaa waxaa ka jira baahiyo kala duwan oo ay uga horeyaan biyo yari Caafimaad Daro Waxbarasha la’aan iyo Kuwa kale ,waxaana dadka deegaanka ay shegeen in baahiyaha ay tabanaayaan ay yihiin kuwa in mudo ah soo jirey.

Qaar ka mid ah Bulshada Deegaanka Bacaadweyne ayaa ka warbixiyay baahiyaha ka jira deegaanka iyagoo sheegay ina codsanayaan in adeegyada aasaasiga ah deegaanka laga Hirgeliyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here