Shacabka Danyarta Ee Degmada Deyniile Oo Indho fiiqis bilaash ah Loo Sameeyey.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan indho fiiqista lacag la’aanta ah oo ay fulineyso hay’ad Kheyri ah ayaa waxaa uu socon doonaa muddo hal isbuuc ah mudadaasi ayaa waxaa ka faa’ideysan donaan ku dhawaad boqol qof oo indhooliyaal ah iyo kuwo kale oo indhaha ka xanuunsan. Mashruucan inta uu socdo ayaa waxaa laga fulin doonaa isbitaalka degmada Deyniile.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here