Shacabka Ceerigaabo degan dhulka Dowladda Oo Loogu Baaqay bixinta Canshuurta.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Deeganada Soomaaliland ka jira dad heysta Guriyo ay Dowladu leedahay kuwaas bixiya Canshuur ay Dowladu ku soo rogtey, balse mararka qaarkood waxaa jira qoysas awoodi waaya in ay bixiyaan Canshuurta ay dowladu ku waajibisey,iyadoo taasi jirta ayaa waxa ay Wasaarada Howlaha Guud Soomaaliland soo saartey in ay dadka degan Dhulka Dowlada ay bixiyaan Canshuurta sida uga dhaqsiyaha badan

Agaasimaha Waxada hantiyda maguurtada soomaliland Abaduqaadir Abadullahi daafow waradaani oo la hadlay warabaahinta ayaa fariin u dirtay dadka ku jiraa dhulka dowlada isgoo cadeeyey in ay dowladu qaadeyso talaabo sharci ah hadii Canshuurta la bixin waayo

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here