Shacabka Buulo Burde oo xaalad go’doon ah wajahaya kadib fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabeelle.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Buula Burde Ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taagan xaalad adag kadib markii Biyaha Webiga ay gaareen meelo aysan waligood gaarin iyadoo ay jiraan dad badan oo Xaafadaha qaar ku go,doomey markii ay ka gaari waayeen in ay ka baxsadaan,biyaha ayaa Burburinaya Hantida Shacabka ay uga tageen xaafadahooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here