Shacabka Baydhabo Oo soo dhaweeyay Joojinta Bacaha Halka mar la isticmaalo.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Soomaaliya ayaa waxaa dhibaata ba’an ku haya Saameynta Isbedelka Cimilada Sanad walba waxaa dhaca Abaaro Fatahaado iyo Daadad ku soo Rogmada qeyb kamid ah dalka Heer kulka Cimilada oo sii kordhayay iyo dhibaaytooyin kale oo badan

Dowlada Soomaaliya ayaa 30-ka bishan September u qabatey in wixii ka dambeeya aan dalka la keeni karin Wax Bac ah si loo joojiyo Saameynta Deegaanka iyo Xoolaha ay ku yeelatey Maadaama uu Hada Aduunka la dagaalamaya Isticmaalka Bacaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here