Shacabka Baydhabo Oo maanta si wadajir ah ugu oogay salaadda Ciidul-fidriga Masaajidada.

0
51
default

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guud ahaan dunida oo dhan ayaa looga dabbaal degaya maalinta koowaad ee Farxadda Ciiddul fidiriga oo aad ugu weyn Muslimiinta , waxaana laga wada Ciiday dhammaan Wadamada Islaamka.

Gobalada Soomaaliya ayaa waxa laga tukadey Salaadda Ciidda masaajidada iyadoo Shacabka isugu soo baxeen si hal meel loogu wada tukado Salaadda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ