Shacabka Baydhabo Oo ka hadlay Go’aanka Wasaarada Waxbarashada halka sano dheeriga ah ay ugu dartey Jaamacadaha dalka

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhawaan ayaa waxaa Wasaaradda Waxbarashada XFS soo saartey go’aan ku aadan laga billaabo sannad-dugsiyeedka 2023/2024, dhammaan ardayda doonaysa inay galaan tacliinta jaamacadeed in ay maraan hal sano oo waxbarasho aas aasi ah.

Maaddooyinka lagu baranayo Sannadka Waxbarashada ee aas aasiga ah, ayaa waxaa ka mid ah Afka Soomaaliga oo ay ku jiraan suugaanta, dhaqanka iyo taariikhda Afafka Carabiga iyo Ingiriiska, Fahamka guud iyo Akhlaaqda Islaamka, Xirfadaha Hab-qoraalka Akadeemigga ah, Xirfadaha Xallinta khilaafaadka, Xiriirka Bulshada iyo Hab-fekerka Naqdineed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here