Shacabka Baydhabo Oo Fursado Ganacsi Ka helay Wadooyinka Dowlada Hoose Ka bixisay Qaar kamid ah jidadka Xaafadaha Gala.

0
378

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo Shantii Sano La soo dhaafay Ganacsiga Ku soo Kordhaya Waxaa Sabab U ah Dhismaha Wadooyinka isku Xira Xaafadaha iyo Laamiyada Waaweyn Oo Laga Bixiyay Jidad Ka sameysan Inter Lock, Waxaa Laburburiyay Guryo Badan La sheegay In ay si Sharci dara ah Hareeraha Wadooyinka Ku soo Galeen Markii uu Bilaabanayay Howlgaladaan Lagu dhisayay Wadooyinkaan Bulsho badan ayaa aad u diidaneyd, Mudo Kadib Waxaa soo baxay Wadooyin Abuuri Kara Fursado Ganacsi Hada Ayay Bulshada Ku Baraarugeen.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here