Shacabka Baydhabo Oo Codsadey in La soo daabaco Lacagta Shilin Soomaaliga.

0
198

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Goobaha ganacsiyada ugu waaweyn ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay, ayaa intooda badan waxaa wax lagu kala iibsadaa Lacagta laga tuuro Moobeelada taasi oo meesha ka bixisay Isticmaalka Shilin Soomaaliga.

Shirkadaha Magaalada Baydhabo ayaa soo saartay Lambaro gaagaaban oo cusub, laguna isticmaalo badanaa goobaha ganacsiyada iyagoona ku sheegay in ay ka sahalan tahay in qofka uu qaato lacago badan marka loo fiiriyo Kaashka Lacagta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here