Shacabka Baardheere oo la daala dhacaya Saamaynta burburkii buundada fatahaada Webigu u geysatay.

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shacabka ku nool degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhibaatada ay ku qabaan Buundo la’aanta ka jirta degmada kadib markii ay bur brutay Buundadii ku taalay degmada Baardheere mudo hadda laga joogo ilaa iyo sedax bilood.

Dhibaatada ugu weyn ayaa waxaa soo wajahday dadkii u kala dugbi lahaa dhinacyada magaalada iyadoo xiligaani ay ka shaqeyaan ilaa iyo labaatan iyo shan doomood oo u badan kuwa loo yaqaano makaaftaa.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here