Saxafiyiinta Ceerigaabo Oo Loo Qabtay Tababar ku Saabsan Xuquuqul Insaanka.

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Candlelight ayaa magaalada ceeragaabo tababar ku saabsan ilaalinta Xaquuqda uga qabatey qaar ka mid ah Suxufiinta magalada kaasi oo socon doona mudo maalimo ah ayidoona muhiimada tababarka ay tahay in Suxufiinta Dhankooda ay ka Qeyb qataan Ilaalinta Xaquuqda Haweenka, dadka baahiyaha gaarka qaba si ay bulshada uga buraarugto arintaasi Bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here