Saxafiyiin Iyo Bulshada Rayidka Oo Tababar kor loogu qaadayo aqoontooda Loogu soo xiray Gaalkacyo.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo ahaa mid lagu baranayay casharo ku saabsan ka shaqeynta Dowlad wanaaga iyo isla xisaabtanka iyadoo loo marayo warbaahinta ayaa muddo Sedax maalin Gaalkacyo uga socanayay suxufuyiin iyo xubno ka socday Bushada iyo dhaqanka iyo suugaanleyda kuwaa oo intii tababarku socday ka faa’iideystay.

Tababarkaan oo ay soo agaasintay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug ayaa waxaa xiritaankiisa ka hadlay ugu horeeyn qaar ka mida saxafiyiintii tababarka ka qeyb galay kuwaas oo ka warbixiyay casharadii ay ku qaateen Tababarka.

Warkung Waliba nig haaye Abdikadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here