Sarifliyaasha Magaalada Baydhabo Oo Saameyn ku yeeshey dhamaadka lacagta Shilin Soomaaliga

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shuceyb Maxamed Yuusuf waxaa uu kamid yahay dhalinyarada sarifliyaasha ah ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, ku dhawaad 17 sano ayuu ku jiraa shaqadaan sarifka ah,Shuceyb oo u waramaayey Barnaamijka Ganacsiga ee Arlaadi Radio ayaa wuxuu ka warbixiyey sida uu yahay sarifka lacagaha kala duwan xiligaani iyo caqabadaha ay kula kulmaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here