Sariflayaasha Baydhabo Oo Sharaxaad ka bixiyay Sababaha Keeney isbedelka Ku yimid Lacagta Dollarka

0
230

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Todobaadyadii La soo dhaafay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Laga dareemaayay Koror ku yimid qiimaha Lacagta Dollarka ,inkastoo aysan jirin korar buuran Hadana wuxuu kor ugu kacay halkii uu joogey.

Si aan u ogaano waxyaabaha sababta u ah in Lacagta Dollarka ay kor u kacdo ayaan booqanay suuqa ay ka shaqeynayaan Sarifliyaasha Baydhabo waxaana ay inoo sheegeen in waxyaabaha sababay ay tahay isticmaalka Lacagta Shillinka Soomaaliga oo yaraadey oo aysan dadka badankood aysan jecleyn maadaama Lacagta ay duugowday iyo Raashinka qudur duruuriga oo qaaliyowday.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here