Sare ukac laga dareemayo qiimaha Lagu iibiyo qaar ka mid ah qudaarta Suuqyada Baydhabo.

0
222

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Hooyooyinka somaliyeed ee ka shqeeya suuqa qudaarta ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay sheegeen iney kor u kacaday qudaarta nocyadeeda kala duwan ee  lagu iibiyo suuqa qudaarta Baydhabo inta Bisha Soon la soo galay.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here