Sare ukac ku yimid Qiimaha Khudaarta suuqyada Jowhar.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib Fatahaadii ka dhacdey Magaalada Jowhar ayaa waxa kor u kacay Khudaarta noocyadeeda kala duwan maadama qaar kood ay ka yimaadaan dalalka deriska la ah Soomaaliya halka intii kalana biyaha xayireen taasina ay sababtey in khudaarta ay qaalidyowdo

Haweenka ka ganacsada qudaarta qalalan iyo mida qoyan ee suuqayada Jowhar ayaa sheegay inaay sare ukaceen qudaarta kadib fatahaadii webiga shabeelle iayagoo dareemaya Culeys dhaqaalo inta badan ay la kulmaan qasaara kala duwan maadaama ay nolosha reerahooda ku maareyaan Ganacsigan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here