Sare u Kac Laga dareemayo Qiimaha La Kala Siisto Xoolaha Suuqyada Baydhabo.

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee suuqyada magaalada Baydhabo ayaa noqday mid qaali ah kadib markii ay yaradeen xoolihii lakenaayay iyadoona sidoo kale sababtay xoolo yaridaasi xoolaha oo loo dhoofiyo gobolada kale ee dalka.

Xoolaha lagu iibiyo suuqyada magaalada Baydhabo ayaa intooda badan waxaa laga kenaa gobolka Bakool iyo degmooyinka qaar ee ka tirsan gobolka Baay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here