Sare u kac ku yimid qiimaha Raashiinka qutul daruuriga Magaalada jowhar.

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa sarakac weyn laga dareemeyaa raashinka qutul daruuriga ee suuqyada magalada jowhar sida bariiska baasatada burka sokorta saliida iyo kuwan kale maadama uu wadooyinka gala magalada ay bur buriyeen daadadka roobka watey iyo fatadaaha wabiga shabelle.

Bulshada iyo qaar ka mid ah gacansatada magalada jowhar ayaa waxey ka hadleen sida uu u saameyn sarakac ku yimid raashinka ayigoo sheegey in kiilada sokorta ay gaarto 36 kun oo shilin soomaliga ah markii horena ay ahyed kiila sokorta aheyd 26 kun shililn soomaliga ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here