Sare u kac ku yimid Qiimaha Qaraha oo laga Dareemayo Dhoobley.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili qeybo badan oo ka mid ah Dalka ay ka da’een Robabka Gu’ga islamarkaana ay xirmeen Wadooyinka soo gala Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa sare u kac balaaran laga Dareemayaa Qiimaha Khudaarta Gaar ahaan Qaraha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here